(DAAWO):sidee maanta magaalada muqdisho loogu soo dhaweyay taliyaha ciidanka xooga dalka turkiga.

turkey

Taliyaha guud ciidamada qalabka ee Wadanka Turkiga ulus akar ayaa maanta soo gaadhay magaalada muqdisho ,waxaana garoonka diyaaradaha aadan cabdule adan ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaiya iyo Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya.

Socdaalka Taliyaha Ciidamada Turkiga ayaa ah mid hor dhac u ah Wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo beri Muqdisho ka furi doona Saldhigga Turkiga uu ka dhisay Magaalada Muqdisho oo lagu Tababari doono Ciidamada Soomaaliya.

Hadana xaflada lagu soo dhaweynayo taliyaha cidamada dawlada turkiga ayaa ka socodta xaruunta waarada gaashaandhiga soomaaliya
waxaana hoolka ku sugan taliyaha cidamada xoga soomaaliya iyo tafiirka soomaaliya ufadhiya dalka turkiga iyo saraakiisha ciidamada xooga dalka.

Halkaan hoose ka daawo muuqalka soo dhoweynta.

https://youtu.be/lFXGs501-H4

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.