Daawo:Dhalinyarada Ku Dhaqann Degmada Luuq ayaa bilaaway olole Nadaafadeed

luuq

Dhalinyarada ku dhaqan Magaalada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxay ka bilaabeen degmada luuq Olole Nadaafadeed oo qashan looga qaadayo magaalada, olalahan nadaafada ee ay sameynayaan dhalinyarada waxaa soo dhaweeyey qaybaha bulshada ee degmada Luuq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.