SAWIRRO: Madaxweynaha Jubbaland oo tagay halka Kenya ay ka dhisayso darbiga

axmed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee kala qaybiya Magaalooyinka Beledxaawo iyo Mandheera.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janaan.

Sidoo kale Madaxweynahu wuxuu tagay halka ay Dowlada Kenya ka dhisayso darbiga mudooyinkii lasoo dhaafay uu muranku ka taagnaa.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa maalmihii lasoo dhaafay Booqasho ku maraayay gobolka Gedo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.