Maqaal:Aan iska ilaalino Dulaalada Qaylinaaaya Qarankana duminaaya W/Q CAbdulaziz da’uud farah

cabdicasiis

Siba si Ayey Soo dhaantay Nin walboo xil noosoo Qabtayna Meel Ayuu noogu Qoranyaha taariiqduna waa xusaysaa Howl iyo Hagar daamo wada socon mahayaan mid walboo Qaranka Qalad Ka galayna maalin unbuu ka qoomamayn.

Waxaan hubaaa in badanoo ina Soo martay iyo kuwa hadeerba Madaarka Qaran Ka ku jiro In ay yihiin kuwa hoda shacbka Soomaliyeed una horseeda niyad jab Taas waxay ku badashaan Sanuud yar oo la macno ah Bil shinkeedu yaha sadex maalin, Caadada soomaalidu Raagsiimo maleh oo Waa Gabal Dayaxa oo kale.

Waxaana lagu Qayaaasaa dad walba Hubsiino la aan ah (indho ku garaad layaaal) Oo Aan Ka fiirsan Bari iyo saad danbe toona taas ayaaana sabab u ah in aaney meelna waxaba u gaarin,

Waxaa Mar Qura Nawada galey Hami iyo hiyi kac aan lawada dhacney waxaan is niri waxaan helnay Baarlamaan Qaran oo danta dalka iyo diinta ka shaqeynaaya Waliba Qaarkood waxaan durbaba galina Baal dahab ah (Ciryaamo Roob noqon waydey)

Waxaan hubaal ah in Aan helnay hogaan kaan u baah neen oo mudada yar ay joogeen wax badan qabtay dal iyo dibadba, Guusha sahal laguma gaaro wayna sakalo badan tahay nabadoon Soomaaliyeed Ayaa ku Maah Maahay (Mohamadoow Ka fiirso Masasku Waa hurdaan Waasa Soo kici doonan) Hada tii Ayaan taaganahay Waxba yaaanan ku dheeraan qormaduna ila tagine Aan iska ilaalino Dulaalada Qaylinaaaya Qarankana duminaaya

Waxaad ogaataan 7-bilood oo ay hayeen hogaanka dalka xukumada hada jirta waxay na tuseen in Soomaliya ay gaari karto mudo gaaban horumar, Nabad galyo iyo dib dhis dalka lagu sameeyo ayna Sahal tahay Waa hadii la helo daacadnimo, Shacab iyo dowlad wada socda aaminaad iyo rajo wanaagsan, Soomaaliyada cusub ee aan u baahanahay Waa Midaas Farmaajo iyo Kheyre inay nagu hogaamiyaan.

Shacabka Soomaliyeedna waxaan lee yahay ka fogaada dib udhaca iyo burburka ay wadaan xulufada Mahad salaad Hor boodaayo, ee Soomaliyeey hogaankiina Adeeca Aad liibaan teeene.

W/Q CAbdulaziz da’uud farah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.