Garoowe Oo Laga Dhagax Dhigay Bangiga Dhexe Ee Somaaliya Laantisa Puntaland

Magaalada Garoowe ayaa waxaa laga dhagax dhigay laan ay bandhiga dhexe Soomaliya ku yeelanayso Magalada Garoowe, Gudoomiyaha Badhiga Puntland Cabdi Ismaaciil bos aya ka hadlay Mahiimada ay uleedahay Puntland in bangigii dhexe ee Soomaliya Xarun kafurto Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.