Daawo:Axmed Madoobe oo Khudbadihii Cajiibka ahaa ee lagu aqoon jirey ka jeediyey Munaasabada Ciida

madoobe

madaxwaynha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo Khudbadihii Cajiibka ahaa ee lagu aqoon jirey ka jeediyey Munaasabada Ciida ee lagu qabtay Magaalada kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah maamulka Jubbaland.

Madaxwaynaha jubbaland ayaa looga Bartay Hadal Macaan oo aan ficil lahayn inta badana kuma dhaqmo.

hoos Kadaawo Warbixintii Wariye sarre Saabir Abdulkadir Warsame

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.