Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2017

qarx

Daawo:Ciidamada Aminiga Muqdisho oo ka hortagay Qarax Shacabka lagu dhibaatayn rabay

27th August 2017 admin 0

Qarax aan geysan qasaaro badan ayaa waxaa uu ka dhacay aagga Xaaji baasto ee degmada hodan ee Gobalka Banaadir hasayeeshee waxaa muhiim ii ah in […]

Dhagayso: Waxgaradka Jubbaland oo si adag uga hadlay Xasuuqii ka Dhacay Bariire.

27th August 2017 admin 0

Odayaasha iyo Waxgaradka Jubbaland ee Ku sugan Magaalada kismaayo Ayaa Wax laga Xumaado ku tilmaamay weraarkii Jimcihii lagu layeey dad Beeralay ahaa oo ku sugnaa […]

wiil

Daawo:Dowlada iyo Xildhibanada Somaliya oo lagu eedeyey Inay Ka gaabisey Dadkii Lagu laayey Gobolka Gedo

27th August 2017 admin 0

Dhawaan bay ahayd markii Ciidmada Amisom gaar ahan kuwa Itoobiya ay dad shacaba ku xasuuqeen gobolka Gedo gaar ahaan degaanka Maykaareebey, Dilkaan shacabka loogaystay kamaysan […]

coldon

Daawo:Samafale Coldoon ayaa sheegay inuu hayo 21000 doolar Fanan Cabdi tahliil Dibadana loo qaadayo

27th August 2017 admin 0
qarax

Qarax Gaari oo Goordhow ka dhacay Wadada Maka-Almukarama Aug 27, 2017

27th August 2017 admin 0

Qarax Gaari ayaa Goor Dhow ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska KM-4 iyo Tareebiyaano ee Magaalada Muqdisho, Qaraxa xoogiisa ayaa inta badan laga maqlay degmooyinka […]

Xasan Sheekh “Al Shabaab uma dagaallamaan Caqiido ee dhaqaalle ayeey u dagaallamaan”

27th August 2017 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Koonfur Afrika kaga qeyb-galay shir-weyne ay kasoo qeyb-galeen qaar kamid ah Hogaamiyaashii soo maray Qaaradda […]

deg

War deg deg ah: Gudigii Dowladda u xilsaartay Baaritaanka Dadkii lagu dilay Bariire oo maanta ku wajahan deegaankaasi.

27th August 2017 admin 0

Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka Bariire ee gobaka Shabeelaha Hoose waxaa maanta deegaankaasi ku wajahan Gudigii ay Dowladda Soomaaliya u xil saartay in ay soo […]

Gudoomiye xigeenka 1aad ee baarlamanka Somaliland oo la doortay

27th August 2017 admin 0

Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, fadhigii golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku doortay xildhibaan Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee […]

Weerar Khasaare geystay oo ka dhacay Bariga gobolka Mudug

27th August 2017 admin 0

Wararka naga soo gaaraya degaanka Godad ee Bariga gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi xalay kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen. Kooxda Hubeysan oo la […]

No Image

Dhacdadii Bariire oo qalaase siyaasadeed abuurtay.

27th August 2017 admin 0

Maahan wax ku cusub caalamka ama dalkeena Soomaaliya in ay dowladaha soo wajahaan qalalaase warbaahineed kaas oo sababa dhaleecayn, qoraalo la soo dhigo baraha bulshada […]

Kooxda Daacish oo sheegatay Weerarkii uu Wiilka Soomaaliga ah ka Fuliyay Wadanka Belgium-ka

27th August 2017 admin 0

Dagaalyahanadda Labaxay Khilaafadda Islaamka ee Daacisha yaa sheegtay Masuauliyadda Weerar Wiil Soomaaliyeed uu ka geeystay Magaaladda Brussels ee Wadanka Belgium ka. Ninka Fuliyay weerarka ay […]

Maxkamadda sare ee Kenya oo dhageysaneysa Dacwad ka dhan ah Doorashadii Dalkaas ka dhacday

27th August 2017 admin 0

Maxkamadda sare ee Wadanka Kenya ayaa Maanta u fariisaneeysa dhageeysiga Dacwad ay Maxkamadda u gudbiyeen Isbaheeysiga Mucaaradka Kenya ee NASA loo soo gaabiyo. Shan Garsoore […]

No Image

Daawo:Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dhacdadii Bariire iyo Nin Nabadsugida Soomaliya xabsiga kala Baxeen

27th August 2017 admin 0

Wasiirka Aminga Galmudug Cismaan Ciise ayaa waxaa dowlada Soomaliya ka Codsaday inay Ciidamada Nabadsugida usoo ceshaan nin ay xabsiga kala baxeen kadibn muqdiho ukaxaysteen, waxaa […]

Xilka Baan Ka Qaadayaa Wasiirkii Kulan La Yeesha Qaramada Midoobay”+Dhageyso

27th August 2017 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed  Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkiisa  uga digay inay Kulamo aan la ogeysiin Xafiiska ay la qaataan Madaxda Qaramada […]

Al-shabaab oo La Wareegay gacan ku haynta Deegaanka Golweyn

27th August 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in dagaalyahanada Xarakada Al-shabaab ay la wareegeen deegaano ka Tirsan Gobolkaas Kadib dagaallo culus oo ka […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes