Faallo: Wax kabaro tayadii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

dhey

Maxaad kala socotaa tayadii iyo awoodii Ciidanka xooga dalka xiligii dawladii kacaanka fadhigooda Aaga xamar 23 Guuto Ciidanka Lugta. 2 Guuto Ciidanka kamaandoosta. 9 Guuto Ciidanka Taangiyada. 9 Guuto Ciidanka madaafiicda Goobta. 4 Guuto Ciidanka Lugta. Qaybaha Ciidanka, Qaybtii 60 aad baydhabo, Qaybtii 26aad Hargaysa, Qaybtii 21aad dhuusa mareeb, Qaybtii 77aad muqdisho.

Saldhigyadii militry saldhigii 43aad ee kismaayo. saldhigii 54aad Garowe. saldhigii 47aad baardheere. diyaaradahii dagaalka waxay ahaayeen 54 diyaaradood. 21 diyaaradood oo ka, mid ahaa waxay ahaayeen miig 21 soo Celinta awoodaan waxay u, baahan tahay rag khibrad Ciidan Leh oo taqasuskoodu Yahay rag darajada ciidanimo ku helay leyli sarkaalnimo ama academically ee ma haboona in rag sita darajooyin aysan mudneyn laga sugo soocelinta haykalkii ciidanimo ee ay soomaaliya laheyd.

Dhinaca kale waxaa muhiim ah in wasiirka difaaca ee dalka uu noqdo shakhsi lasocda barnaamijka ciidanimo oo aan shibil aheyn, mana haboona in darajooyinkaas lagu bixiyo raali galin beeleed iyo mid maamul Goboleed toona.

Mohamed Hussein dhageey
Nairobi, Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.