Daawo:Gudoonka Aqalka Sare ayaa Gudi uxilsaaray Dagaalka Xeraale iyo Dad shacabka oo duqyn loogu gaystay Jilib

cabdi

Qaar kamida Xildhibanada aqalka sarre ayaa waxay soo jeediyeen in gudi loo xilsaaro Dagaalka kasocda Xeraale iyo Shacab Duqyn loogu gaystay Degmada Jilib, Dood dheer kadib ayaa waxaa loo xilsaarey gudi soo baara dagaalak Xeraale iyo Jilb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.