Daawo:Wasarada Diinta iyo Awqaafta Somaliya oo Sharuudo Dul dhintay Dugsiyada Quraanka

Tobabar ay soo qaban qaabisay Wasarada Diinta iyo Awqaafta Soomaliya oo ay qaby galeen 60 macalin dugsiyeed oo ka kala yimid Gobolada dalka ayaa ka furmay Magalada Muqdishu, Tobabarkaan ayaa waxaa kor loogu qaaday aqoonta macalimiinta Dugsiyada.

Tobabarkaan waxaa ka qayb galay Wasiir dowlada Diinta iyo Awqaafta soomaliya Gudoomiyha Culimada soomaliya iyo macalamiinta tobabarka Bixinaysay, wasaarada ayaa ugu baaqday in lamideeyo dugsiyada dalka si tayada wax barshada kor loogu qaado

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.