Deg Deg: Diyaarad ku dul dhacday Degmada dayniile ee G/Banaadir.

deg

Wararka ka imaanaya degmada dayniile ee Gobalka Banadir ayaa sheegay in Diyaarad ay dul dhacay degmada dayniile ee Gobalka Banadir.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in Diyaarada ay aheed nuuca yar yarka ah.

Shacab farabadan ayaa goobta ku sii cararaya kuwaas oo soo xaqeejinaya Diyaarada iyo qasaaraha ka dhashay.

Wiil si dhab ah looma  oga diyaaradaas halka ay usocotay iyo Goobta laga lahaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.