Daawo:Golaha Wasiirada Ku meel gaarka Galmudug oo Meel mariyey Miinaasiyada Maamulka ee 6 Bilood ee Socota

Golaha Wasiirada ku meel Gaarka ah ee Maamulka Galmudug oo kulan ku yeeshay Xarunta Kumeel gaarka ah ee maamulka Galmudug ayaa waxay ansixiyeen Miinsaaniyada Lixda Bilood ee soo socota, Kulankaan ayaa waxaa shir gudoominaayey Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug Maxamed xaashi Carabay.

Maamulka Galmudug ayaa wali yeelan wasiiro rasmi ah kadib doorashadii Madaxwaynaha cusub Xaaf, Madaxwaynaha Galmudug Xaaf ayaa wuxuu xarun ka dhigtay Magaalo madaxada Soomaliya Muqdisho lamana garanaayo waxa ila iyo hada uu ugu dhawaaqi waayey Golaha Wasiirada Cusub ee Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.