Munaasabadii xiritaanka dugsiga hoose dhexe ee Salaaxu diin ayaa kadhacday degmada luuq ee gobolka gedo

arday

Xaflad si heer sare u dhacday oo soo qaban qaabiyeen Maamulka dugsiga hose dhexe ee Salaxuldiin ee degmada luuq ee Gobolka Gedo Xafladaan ayaa waxaa lagu sagoontinaayey ardaydii dhameystay sanad dugsiyeedka 2016/2017 waxaana ka qabgalay waladinta,ardayada iyo martisharaf kale.
Hoos kadaawo warbixintii Wariye Mohamed kafi UK

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.