Maqal iyo Muuqaal:Fadlan Caawiya Liibaan Aadan oo ah wiil dhalinyaro ah oo 4 sano ku xanuunsan Caabudwaaq

wiil

Liibaan Aadan Warsame oo ah waa wiil dhalinyaro ah oo kunoo Magaalada Caabudwaaq mudo Afar sano ah waxaa uu la xanuunsan yahay Cudurka Kansarka, Qoyskiisa waxay ka soo barakaceen Abaarta kadibna Hooyadiis ayaa udhimatay Cudurka Shuban Biyoodka hada waxaa gacanta ku haysa Eedadiis Walaal Caawi Alle ayaa kuu abaal gudi doona maalinta Aaqiro

Kawac eedadiis Cibaado Warsame #Tel:00252615230546


wiil

wiil

wiil

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.