Daawo:Taladii Madaxwayanaha Soomaliya uu siiyey Gudiga taakulaynta Ciidamada qaranka Soomaliya

gudi

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulanka laqaatay Gudiga taakulaynta Ciidamada qaranka Soomaliya waxuuna kula dar-daarmay xubnaha guddiga in kalsoonida shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan xubnaha guddigan ay furo u noqonayso ka mira-dhalinta ujeedka loo asaasay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.