Video+Sawiro:Faahfaahin Dheeraad ah oo Laga Helaayo qaraxii ay Fashiliyeen Ciidamada Amaanka

qarax

Ciidammada Amniga Soomaliya ayaa ka hortagay Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa oo la doonayay in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed, Ciidmada ayaa Xiray wadada Maka AlMukarama ee magaalda Muqdisho ka dib markii ay ogaadeen in Wadada la dhigay Gaari ay ku xiranyihiin Waxyaabaha Qarxa.


qarx

qarx

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.