Maqal iyo Muuqaal:Kismaayo qoyskuu Kasoo Jeeday Wasiir Siraaji ayaa Baaq udiray Dowlada soomaliya

Beesha uu kasoo Jeedo Wasiirkii Hore ee Howlaha Guud iyo Guryeenta Siraaji Cabdulaahi oo kulan ku yeeshay Magaalada Kismaayo ayaa waxay Dowlada soomaliya Ka codsadeen in xukunkii lagu riday ninkii dilay inay fuliyaan baan rabnaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.