Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Puntland oo Dhulka kujiiday Maamulka Galmudug ee aan lahayn Gole wasiiro

camey

Madaxweyne Ku Xigeenka dowladda puntland Eng C/xakiin Xaaji C/laahi Cumar Camey oo waheliyaan Madaxwyane kuxigeenka Galmuduh Maxamed xaashi iyo taliyaha booliska Soomaliya Generaal saacid ayaa ka qeyb galay munaasabad tababar loogu soo xirayo ciidamo isku dhaf ah oo ka kala socda Puntland iyo Galmudug, ayaa si adag uga hadlay shaqada ciidamada iyo sidii ay u heli lahaayeen Mushaaraadkooda bil kasta.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in Dowladda Puntland ay diyaar u tahay in ay Mushaaraadka Ciidamada oo si wadajir ah uga shaqeynaya amaanka gaalkacyo, ay bixiso Saddexda Bilood ee ugu horeysa, maadaama puntland ka dhaqaale badan tahay Maamulka Galmudug waana in loo badiyaa Gadiidkaan booliska uGu deeqeen ciidaamadan isku dhafka,Eng Camey ayaa tilmaamay in Qaramada Midoobay looga baahan yahay, Qalabkii iyo Mushaarka Ciidamada, wixii ka dambeeya Saddexdan bilood maadama ay qorshahan iyagu keeneen.

Maamulka Galmudug ayaa ah Maamul at Curyaamiyeen Musuq maasuq iyo hogaan xumo mana lahan gole Wasiiro Madaxda Galmudug ayaa inta badan xarun u ah magaalda Muqdisho ayakoo mudo gaaban jooga deegaankii at natalayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.