Madaxwaynayaasha Soomaliya iyo Uganda oo kawada Hadlay sidii lagu siidayn lahaa Maxaabiista Ku xiran Uganda

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi (Farmaajo) ayaa xalay kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Uganda iyagoo ka wada hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin xoojinta dhanka amniga iyo taageerada ay dowladda Uganda siiso Soomaaliya iyo sidoo kale kor u qaadista xiriirka ka dhaxeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Uganda.

Madaxweynaha soomaliya ayaa waxuu dowladda Uganda ku amaanay doorka wanagsan oo ay ka qaateen soo dhaweynta qaxootiga Soomaaliyeed iyo kaalinta wanagsan ee ay dowlada Uganda ka qaatay sidii ciidamadeedu ay Soomaliya u caawin lahayeen sida tobabarada ay siiyaan ciidamada Soomaliya.

Ugu dambayntii ayaa Mdaxwyanaha Soomaliya Ka codsadey Dowlada Uganda sidii Maxaabiista Soomaliyeed ee Xabsiyada Uganda Kujira looo siidayn lahaa madaama dhibaato badan ku qabaan xabsiyadaas.
far

far

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.