Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Saldhigga Degmada Waaberi “Sawiro”

qarax

Gaari Walxaha qarxa laga soo buuxshay islamarkaana uu saarnaa qof naftii hure ah ayaa goor dhow waxaa lagu weeraray saldhigga degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, weerarkaan ayaa geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac sida la sheegayo.
qarax

qarx

qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.