Wasiirka Amniga Gaaray Goobtii qarax uu kadhacay ee Magaalada Muqdisho

qarax

Afhayeenka Wasaarada Amniga Qaranka Soomaaliya Axmed Maxamuud Maxamed(Sayid Carab) ayaa Sheegay in Ciidamada Dowlada ay Fashiliyeen Gaari laga soo Buuxiyey Walxaha Qarxa oo u Jeedkiisu uu ahaa in gudaha loo galiyo Xarunta Saldhiga Dagmada Waabari ee Gobalka Banaadir Xiligaas ay ka socdeen Howlaha Caadiga ah ee Saldhiga.

Wasiirka aminga Soomaliya ayaa soo gaaray Goobta qaraxa ka dhacay waxuuna Tacsi udiray shacabkii Soomaliyeed ee dhibka kusoo gaaray wasiirka ayaa Cambaareeyeyn kooxda argagixisada Al-shabaab ee gumaadaysa shacabka soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.