Qaraxa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in qarax gaari Caasi ah laga soo buuxiyay in lagu qarxiyay meel aan sidaas ugu fogeyn xarunta degmada, Jugta qaraxa oo si weyn loogu maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka banaadir ayaa waxa la xaqiijiyay in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa in lagu qarxiyay meel aan sidaas ugu fogeyn xarunta degmada Wadajir qasaaraha uu gaysta ilaa hada lama oga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.