Daawo:London Gaari si bareer ah Dad Masjid kasoo baxay ulaayey

finbury

Dad Muslimiin ah ooo kasoo baxay Salaada Taraawiixda ayaa si kas ah lagu jiirsiiyey Gaari xaafada FinsburyPark, sida aan warka ku helayno waxaa Jira dhimasho iyo dhaawac waxaa isla meeshii ku yimid gurmadka dag daga sida Booliska, Ambulance iyo diyarda qaada dadka dhaawac oo aad uliita, Wararka ayaa sheegay nimankii gaariga dadka laayey watey in mid kamida lahayo qaarna goobta ka carareen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.