Muuqaal:Ciidanka Xooga Dalka Qaybta madaxtooyada oo Gaar Gaar Ufidinaaya Dadka Danyarta ah

Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Ururka 60aad ee Ilaaalada Madaxtooyada oo lacago ay mushaaraadkooda ka gooyeen u qeybiyay dad danyar ah oo ku nool xerooyinka Barakacayaasha Sayidka iyo Boondheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.