Ceel Motor ah oo lagarsiiyey Degaanka Yoocaale ee Galgaduud Video+Sawiro

yoole

Sida uu kusoo waraya Wariyaha Tvga iyo Radiyaha qaranka Soomaliya uga Soo waramo Gobolka Galgaduud Cabdikariim Bulxan ayaa sheegaya in Gudiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha Dalkeena ayaa Ceel_Matoor gaarsiiyay Dadka Deegaanka Yoocaale ee Gobolka Galgaduud, Gudiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha Dalkeena ayaa soo gaarsiiyay Ceelmatoor deegaanka #Yoocaale ee Gobolka Galgaduud xil muda laba bolood ah ay ka jirtay biyo la’aan daran kadib markii uu ka jabay ceelkii hore biyaha looga cabi jiray, waxaana dadka dagan deegaankaasi ay ugu imaan jireen biyaha ay heli jireey Booyado ka oga imaan jiray deegaano kale.

yoocale

ycale

 

 

yoocale

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.