Dhagar qabayaal dil Gaystay ayaa Baydhabo Lagu soo Bandhigay”Sawiro”

Magaalada Baydhabayaa lagu soo bandhigay Sadex nin oo la sheegay ay ka dambeeyeen dil dhawaan Xaafadda towfiiq loogu geystay Marxuum Sheekh Maxamed Deyr xili uu ku jirey Masaajid waxuuna ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada kusoo dooratay magaalada Byadhabo.

Goobta lagu soo bandhigay Ragaan dilka geystay ayaa waxaa ku sugnaa Madaxda amaanka Maamulka Koonfur Galbeed waxayna sheegay in Ragaan dhawaan Maxkamadda lasoo taagi doono.
bay

bay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.