Muuqaal: Jaaliyada Khaatumo Ee Ku Nool Magalada Nairobi ayaa sheegay in Cali khaliif galeyr u ahayn Madaxweyne

galyr

Jaaliyada soomaliyeed ee Khaatumo ee Ku Nool Magalada Nairobi ee dalka kenya ayaa sheegay in Cali khaliif galeyr u ahayn Madaxweyne sababtoo ah Cali Khaliif Masiirka Khaatumo ee uu ladhex wareegayo Hargayso waa waxuun nagu matalin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.