Dagaal Ka Socda Gobolka Hiiraan oo qasaaro Gaystay

dagaal

Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa ka socda deegaanka daanyaley ee Gobolka Hiiraan, Dagaalkaan ayaa sababay dhimaasho 5 ruux ah iyo dhaawaac 6 ilaa iyo hadana majiraan cid ku baxday dagaaldaan ayaa dhacaya xili lagu jiro Bishii Ramadan.

Wararkeena dambe kla socda warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.