Muuqaal:Madaxweyne Soomaliya oo Balanqaad u sameeyey guddoomiyeyaashii hore ee Degmooyinka Gobolka Banaadir

Madaxweyne Farmaajo oo kulan xog wareysi ah la qaatay guddoomiyeyaashii hore ee Degmooyinka Gobolka Banaadir asagoo uga mahad celiyey shaqadii ay bulshada usoo qabteen waxuuna una ka codsadey inay lashaqeeyaan dowladana ayakan aan meel cidla ah lagu sii daynayn lakiin lawal galin doona.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.