Muuqaa:Raisulwasaare Kheyre oo La Afuray Ciidanka Xasilinta Caasimada

Raisulwasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaliya Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga iyo Gudoomiyiha Gobolka Benaadir ayaa la afuray Ciidanka Xasilinta Caasimada ee ku sugan isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.

Raisulwasaarah iyo madaxdii la socotay ayaa salaadda Maqrb La Tukaday Ciidamada Xasilinta amniga Magaalada muqdisho, wuxuuna ku dheeri galiyay in ay howshooda si wanaagsna u gutaan islamarkaana ay dalka ka difaacaan cadowga Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.