Dowladda Shiinaha oo Soomaliya Usoo Dirtay Markab Sida Shixnad Gargaar”Sawiro”

raashin

Dowladda Shiinaha Markab sida shixnad gargaar oo loogu talagalay in lagaarsiiyo boqolaal soomaali ah waxaana dowlada Shiinaha ay sheegtay in deeqdan loogu tala galay dadka abaaraha ba’an ku heystaan gudaha dalka soomaaliya.

Deeqdan oo u badan bariis ayaa gaareysa 2,821 ton dowlada shiinaha ayaa balanqaaday in gargaar cuno ay gaarsiineyso dalka Soomaaliya Dowlada Shiinaha u soo dhiibeen hey’adda mas’uulka ah cunta qeybinta adduunka ee WFP.
raashin

raashin

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.