Madaxwaynaha Soomaliya oo Kusoo wajahan Cadaado iyo Wafti hordhaca oo gaaray “Sawiro”

jux

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka, Iyo Dib-u-hishiisiinta Soomaaliya Abdi Farah Saeed Juxa ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Galmudug, Wafdigaan Waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado kusoo dhaweeyay Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug Mohamed Abdi Xaashi(Carabey) Gudoomiye ku-xigeenka Labaad ee Baarlamanka Maamulka Galmudug Iyo Xubno ka socday Goleyaasha Galmudug.

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa la filayo inuu Cadaado gaaro Si uu uga qayb-galo xaflada caleema saarka Madaxwayne galmudug.

jux

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.