Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya Xasan Kheyre ayaa la kulmay Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya Xasan Kheyre ayaa la kulmay Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz , waxayna ka wada hadleen sidii ay uga wada shaqeyn lahaayeen horumarka, xasiloonida iyo dimuqraadiyadda, tasoo fursad siineysa dadka Soomaaliyeed si loo yareeyo kuwa aaminsan aragtida xag-jirnimada ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.