Daawo:Garoonka Diyaradaha Muqdisho oo Habayn iyo Maalinba Diradaha Ka hawl Gali doonaan

Wasiirka Gaadiidka, Dhulka iyo Cirka JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad iyo Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya mudane Yuusuf Cabdi Cabdulle “Yuusuf Jaalle” ayaa maanta qalab muhiim u ah duulimaadka Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde la wareegay, Qalabkaan ayaa ah Leerka cadceedda ku shaqeeya ee ifinaya waddada diyaaraduhu ku ordaan si habeenkii ay diyaaradaha uga soo dagaan garoonka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.