Dhageyso:-Xildhibaan Idiris Kooxda Xidig Hor boodaayo waa fowdo iyo Dano Gaar ah

Xilhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah mudanayasha Baarlamaanka Somaaliya ayaa ka hadlay Kooxda Dib usocodka ah ee Xidig Hor baadaayo waxauuna Sheegay Inaan Lajoogin Xili la mucaarado Dowlada Soomaliya Sababtoo ah waxay dhisan tahay Mudo gaabaan.

Xildhibaan Idiris ayaa sheegay in waqtigaan aan loo baahneen in la kala qaybiyo Xildhibanaada Baarlamaanka waxa kaliya ee Loo bahan yahay Dowlada waxay Tahay in talo lasiiyo lan toosiyo meeshii qaldan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.