Muuqaal:Fanaan Xuseen Shire oo kabaha kula tuntay Xildhibanadii Ilma Gabre

Dhawaan bay ahayd Markii Kacdoonka shacabka Soomaliyeed ay  weerar dal iyo dibada Ku qaadeen Kooxdii Fashilantay ee hor kacaayey Xidig oo looga bartay Inuu Gabre ageesado  kuwaas oo noqday Tuke cambaar leh.

Fanaanka wayn ee Soomaliyeed Xuseen shire Ciyaar Jecel ayaa markuu arkay kacdoonka shacabka soomaliyeed wadaan ayuu waxuu ugu baaqay Gudoomiye Jawaare in uu Maxkamad soo taagey Ilmaha Gabre oo fowadaynaya qaranka soomaliyeed, waxuuna wax la aqabli karin ku tilmaayey Abwaanku in Dowlad 3 bilood jirta aysan ahayn wax la mucaaradi karo.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.