Madaxweyne Gaas oo U Digay Xildhibaanada Federaalka Kenya ku shiray, Dowladana Ugu Baaqay In Sharciga lala Tiigsado Xildhibanada Ubartay laalushka

gaas

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqasho ku jooga Dalka Norway ayaa uga digay xildhibaanadda labada aqal ee dowladda federaalka in shido iyo dhibaato lagu abuuro xukuumadda federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’isul Wasaare Xasan Cali Khayre.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed ayaa sheegay inaan laga yeeleen Dowlad jirta labo bilood in lamucaarado ayadaa dan gaar ah ay lee yihiin xildhibanada Nairobi ku shiraaya ayakoo ubartay laluush in lasiiyo oo dantii guud ay ka door bidaan mid Shaqsi, waxuuna Dowlada Soomaliya ugu Baaqay in Sharciga lahor geeyo xildhibanada Fowdada wada

Wuxuu kaloo sheega yMadaxwaynaha Puntland in dowlada Cusub ee federaalka ay ka go’antahay inay fuliso dhammaan heshiisyadii ay gashay, islamarkaana ay ka go’antahay in la dhiso ciidan qaran oo waajibkiisa guta, shacabka soomaliyeed uga Fadhiyo Horumar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.