Dowlada Kenya Oo Sheegtay in xildhibanada Ku Sugan Dalkeeda Aysan Qaban Karin shirar lagu duminayo Somaliya.

Madaxtooyada Kenya ayaa ku amartay Xildhibaanadii Nairobi ku shirsanaa, maalmihii tagay in aysan Dalkeeda ku qaban karin kulamo ay kaga soo horjeedaan Xukuumadda Soomaaliya hadii ay Mucaarad yihiin ay dalkooda gudihiisa ku sameeyaan Ficilada caynkaasi oo kale ah.

Warkani ayaa daba socda xilli saacadihii lasoo dhaafay la isla dhexmarayay in Xildhibaano uu kamid yahay Xiddig ay kenya dalkeeda ku amartay in ay kabaxaan shaley Ayuuna xidig isaga Baxey Nairobi Kadib Markuu Amarkaas Soo Baxay.

Waa talaabo wanaagsan oo muujineysa xiriirka bilowga ah ee ka dhexjira Xukuumada Nairobi iyo Muqdisho oo Madaxweynayaashooda ay dhawaan heshiisyo dhinacyo badan taabanaya wada galeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.