Gedo= Duqaymo Lala Beegsaday Al Shabab

shabab

Wararka ka imaanaya gobolka gedo ayaa sheegay in Duqeyn ka dhacday Ceel-cadde,Ceel-waaq iyo Garbahaarey lagu dilay Saraakiil sare oo ka tirsan Al-shabaab islamarkaana lagu gubay illaa 10 Gaari oo kuwa dagaalka ah oo ay Shabaabku leeyihiin.

Duqeyntaas waxaa fuliyay Ciidamada Kenya Diyaaradahooda oo wada shaqeyn ka helaya Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa gobolka gedo,waxaana lala beegsaday Saldhigyo ay leeyihiin Al-shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.