Daawo:Madaxwaynihii Jubbaland oo london Soo gaarey

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa Goor dhow kasoo dagay Garoonka diyaradaha ee London uk Socdaalka Madaxwaynaha Jubbland aya laxariira Shirka arimaha Soomaliya looga Hadlaayo oo kadhacaya Maalinta Khamiista ah oo taariqqda Tahay 11 May London.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.