Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

qarax

Qarax xoogan oo laga maqlay inta badan Magaalada Muqdisho, ayaa ka dhacay agagaarka Maka Al-mukarrama, walina faah faahin badan laga hayn waxa uu ka dhashay, balse waxaa soo baxaya warar sheegaya in qaraxa uu mid wayn qasaaraha uu gesytana lama oga.

Warakeena Dambe kala Socda wixii wara e kasoo kordha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.