Muuqaal:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya Oo Ka Hadalay Wada Hadaladii Madaxda Somaliya Iyo Itoobiya

Wasiirka wasaarada arimaha dibada Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay wax yaabihii ay ka wada hadleen wafdigii dowladda federaalka Soomaaliya ee dhawaan gaaray magaaalada Addis Ababa iyo mas’uuliyiinta dowladda Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.