Dhageyso:- Hanti Dhowraha hore ee Soomaliya Xabsi Guri baa layga dhigay

hanti

Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay xayiraad saartay dhaq dhaqaaqa hanti dhowrahii hore ee qaranka Dr Nuur Faarax Jincaale, xayiraadaan ayaa imaaneyso kedib markii uu hanti dhowraha uu kasoo horjeestay waxa uu ku tilmaamay sifaha loo maray xil ka qaadis xalay ay ku sameeyeen golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.