Daawo:Xildhibaan katirsan Jubbaland oo Kashifay Dulmiga Axmed madoobe & Umacarad yahayna Sheegay

madoobe

Xiririka udhaxeeya Xildhibanada Jubbaland iyo Madaxwayne Axmed Madoobe aya sii xumaanayey maalinba maalinta kadambaysa, Sida uu sheegay Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo kamida xildhibaanad Jubbaland waxuu ka waramay dhibadka haysta xidhibaanada Juubaland oo kamid yihiin caga jugleen, Xarig Masaafuris, xayiraad saaray safarada xildhibaanada iyo in dil loo gaysan doono Hadii aya soo hadal qaadaan la xisaabtan maamulka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.