Dhageyso:Xildhibanada Jubbaland oo ku dhagan Axmed Madoobe kuna Baaqay in lagu kala cararo Kismaayo

xil

Xiririka udhaxeeya Xildhibanada Jubbaland iyo Madaxwayne Axmed Madoobe aya sii xumaanayey maalinba maalinta kadambaysa, Sida uu sheegay Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo kamida xildhibaanad Jubbaland waxuu ka waramay dhibadka haysta xidhibaanada Juubaland oo kamid yihiin caga jugleen, Xarig Masaafuris, xayiraad saaray safarada xildhibaanada iyo in dil loo gaysan doono Hadii aya soo hadal qaadaan la xisaabtan maamulka Jubbaland.

Xildhibaan Maxamed Cali Yuusf ayaa ugu dambayntii wuxuu baaq udirey Xildhibaanada Jubbaland asagoo sheegay inay udhaarteen shacabka Jubbaland loona baahan yahayinay kadhiidhiyaan dulmiga Axmed Madoobe kuhayo shacabka Jubbalan.
Hoos kadhagesyo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.