Daawo: Madaxwaynaha Puntland oo kulanDagdaga la qaatay isimada,nabadoona Galkacyo

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Gaalkacayo kulan muhiima kula yeeshay maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo, Isimada, nabadoonada iyo waxgaradka gobolkaasi.

Kulanka ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiinka tirsan golaha wasiirada dawladda, maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo, saraakiil ka tirsan madaxtooyada, Saraakiisha ciidamadda gobolka Mudug, nabadoonada iyo waxgaradka gobolkaasi, urrurada haweenka iyo kuwa dhalinyarada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.