Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo Kaqayb galay shirka Wasiirada Beeraha ee Jaamacadda Carabta.

beer

Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku tegay dalka Suudaan, isagoo halkaasi kaga qayb galaya shirka Wasiirada Beeraha ee Jaamacadda Carabta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.