Daawo:R/wasaaraha Soomaaliya oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mud. Xasan Cali Kheyre ayaa hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha adduunka oo ku asteysan maanta oo ah 1-da May u diray shaqaalaha Adduunka gaar ahaan Shaqaalaha Soomaaliyeed, isagoo ballan qaaday in xukuumaddu ay joogteen doonto xuquuqda shaqaalaha iyo kor u qaadida aqoontoodaba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.