Muuqaal:Ra’iisul Wasaaraha dalka oo kormeer ku tegay qaar ka mid ah Wasaaradaha dowladda

Ra’iisul Wasaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya MudaneXasan Cali kheyre ayaa ugu horayn kormeer ku tagey Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare xiligaasi oo ay ka socotay shaqo maalmeedka Wasaaradda, waxanaa uu warbxino ka dhageystay mas’uuliyiinta Wasaaradda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.