Madaxweyne Soomaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaamineyey ee booqashada ku tagay dalka Turkiga ayaa dib ugusoo laabtay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdiga la socday ayaa intii ay ku sugnaayeen magaalada Ankara ee xarunta Dalka Turkiga waxa uu Madaxweynuhu la kulmay dhigiisa Turkiga mudane Recep Tayyip Erdogan oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo labada Dowladood oo kala saxiixday heshiisyo is afgarad ah oo la xiriira horumarinta dhaqaalaha iyo isweydaarsiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.